Amal Bank Oo Dhisme Cusub Ka Daah-furay Degmo Ganacsiyeeda Tog-wajaale + SAWIRRO

0
435

Tog-Wajaale (HargeisaPress)–Baanka caalamiga ah ee Amal Bank ayaa dhimse cusub ka daah-furay ka laanta magaalo ganacsiyeedka Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley.

 

Waxaana baankaasi cusub si rasmiya xadhiga uga jaray guddoomiye ku xigeenka baanka dhexe ee JSL, iyo maareeyaha guud ee Amal Banka C/fataax Ismaaciil Daahir.

HALKAN KA DAAWO:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

DAAWO SAWIRADII XAFLADA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here