Dhamaystirka Heshiiska Dekedda Berbera Ee Shirkada DP World Iyo Xukuumadda Somaliland Oo la soo Gabagabeeyay

0
891

Dubai, (HargeisaPress) β€”Xukuumadda Somaliland Iyo Shirkada DPW ee maalgelinaysa Dekeda Magaalada Berbera ayaa Maanta ah Si rasmi ah Qallinka ugu Wada Duugay Dhamaystirka Heshiiskaas oo ka dhacay Magaalada Dubai.

Β 

Heshiiskan ayaa waxaa Somaliland u saxeexay Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Sacad Cali Shire, halka shirkadda Dp World uu u saxeexay Madaxa Shirkadaasi Suldaan Axmed Binu Sulaymaan.

Β khjy

Madashii Lagu saxeexayay Heshiiska kama dambeysta ah waxa goob joog ka ahaaa Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxman Saylici, Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacad Cali Shire, Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Maaliyadda Samsam Cabdi Aadan, Wasiirka Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Shoombe, Safiirka Somaliland ee Dalka Imaaraadka Mudane Baashe Cawil.

shirkadda Dp Wold

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here