DHAGAYSO: Cod Sir Ah oo Laga Duubay Cabdirashiid Riyo-raac

0
1059

Hargeisa (Hargeisa Press) – Cabdirashiid Riyo-raac oo ah guddoomiyaha cusub ee koomiishanka doorashooyinka Somaliland ee lagu muransan yahay, ayaa waxaa laga duubay cod sir ah oo uu ku aflagaadaynayo xisbiyada mucaaridka Somalialnd.

 Hoos ka daawo muuqaalka codka sirta ah

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here