Daawo: Wasiirka wasarada arimaha dibada Oo Sheegay Inuu Dacwada Ay Somaliland Ku Rabto Inay Beesha Caalamka Aqoonsi Kagga Hesho U Gudbidoon Maxkamada ICJ

0
905

Addis-Ababa, (HargeisaPress) β€” WasiirkaΒ  wasarada arimaha dibada Somaliland Dr: sacad cali shireΒ  oo maanta shir jaraaid ku qabta magaalada Addis ababa ee xarunta midowga afrika kagga hadalay arimo doora oo ay ka mid tahay inuu dhawaan u gudbin doon dacwada ay Somaliland ku rabto sidii ay beesha caalamka uga heli lahayd aqoonsiΒ  caalamiya ugu gudbin doonto maxkamada caalamigah ee ICJ.

 

Sidoo kale wasiirka wasarada arimaha dibada Somaliland Dr : sacad cali shire wuxuu ka hadalay hadal hore uga soo yeedhay xukumada somaliya oo sheegayey inuu Somaliland ka mid tahay wax laysku yidhaahdo soamliya waxaanu wasiirku sheegay inaanay Somaliland ka mid ahayn somaliya tahayna dalka ka mdaxdbanaan.

 

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here