Daawo Muuqaal: Xildhibaan Dogox Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Kalfadhigii Maanta Ee Lagu Ansixiyay Miisaniyada Dawlada Hoose Hargeysa

0
1057

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Saleebaan Daahir Cabdilaahi Dogox oo kamida xildhibaanada golaha deegaanka degmada hargeysa ayaa maanta shir ay isku imaadeen xildhibanadu isla markaan lagu ansixinayay miisaaniyda dawlada hoose ku tilmaamay mid sharci dar ah.

 

Sidoo kalena waxa uu maayarka usoo jeediyay inuu la tashado xildhibaanadiisa.

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka Daawo muuqaalka warka

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here