Helsinki , (HargeisaPress) โWaxaa Habeen hore Magaaladda Helsinki ee dalka Finland Ka Dhacday Xafladda lagu xusaayey sanad guurada 25aadย ee kasoo wareegtay markii ay Somaliland, la so noqotay madaxbanaanideeda, ee 18 May 25 Sanno Ay Si Wada Jira O Soo Abaabulieen Caisa Cultural Center The State City Of Helsinki, Maamulaha Caisa Cultural Center Mr Timo Puravaara, Caisa Cultural Producer Cabdi Casiis Isse, Iyo Godudimiyaha Gudida Ictiraaf Raadinta Ee Finlandย Samia Museย Ahna La Talaiyaha Arimaha Dibadda Ee Mudharaxa Madaxweyne Xisbigaย Xisbiga Ucid.
Halkan ka daawo muuqaalkaย