Daawo: Sawirro Soo Dhawayntii Weftiga Madaxweynaha Ee Hargaysa

0
1144

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha iyo weftigiisa oo saaka ka soo amba-baxay magaalada Berbera, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey dhammaanba magaalooyinka u dhexeeya u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera.

Waxaanu Β madaxweynuhu u degay, isla markaana qaddar wada sheekaysi ah la qaatay, lana qaxweeyey, waayeelka iyo waxgaradka qaar kamid ah deegaannada uu saaka soo maray oo soo dhaweyntiisa waddooyinka u taagnaa.

Daawo Sawiradda Soo Dhawayntii Weftiga Madaxweynaha:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here