Daawo Muuqaal: Xaaska Maayarkii Hore Ee Boorama Oo Ka Warantay Xadhiga Saygeeda

0
904
Boorama, (HargeisaPress) β€” Marwada Maayarka hore ee Boorama Cabdiramxaan Shide Bille oo Boolisku habeenimadii Isniinta gurigiisa kala baxay ayaa sheegtay in si arxan daro ah loo xidhay isaga iyo laba caruur ah oo uu dhalay.
halkan ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here