Daawo Muuqaal: Ganacsatada Waa Weyn Ee Wax Kala Soo Degta Dekeda Berbera Oo Cabasho Ka Muujiyey Cashuuro Lagu Kordhiyey, Hakadna Galiyey Alaabta Ay La soo Degaan

0
842

HARGEISA, (HargeisaPress) — Ganacsatada Waawayne ee wax kala soo dega dekeda  Berbera ayaa cabasho balaadhan ka muujiyay cashuur lagu  kordhiyay koontiinarada ay kala soo degaan dekeda Barbara, waxaanay ganacsatadani, Waxayna ganacsatadani intaasi ku dareen inay joojin doonaan koontiinarada ay la soo degijireen inta wax laga qabanayo cashuurta lagu kordhiyay.

 

Ganacsatadan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay  xafiiska rugta ganacsiga ee ku taal magaalada Hargaysa, waxaana shirkan fadhiyay inta badan ganacsatada wax kala soo degta dekada Berbera.

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here