HARGEISA , (HargeisaPress) —Fanaanka Caanka ah ee Cabdicasiis Iskalaaji ayaa soo saarey Hees Cusub oo layidha Oon Jacayl Ereyada Heestan Cabdillaahi Xasan Xaaji Ganey Music By Bashiir Xannuuniye, laxanka iyo codka Iskalaaji habayntii Furinle Studio 2016.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka HEESTA.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa