Itoobiya Oo Saami Ka Iibsatay Dekedaha Djiobouti Iyo Sudan & Saamaynta Ay Ku Yeelan...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Dawladda Itoobiya ayaa saamiyo ku yeelanaysa dekedaha Djibouti iyo Suudaan, iyo weliba dekedda Lamu ee dalka Kenya. Raysalwasaaraha Itoobiya oo toddobaadkii u dambeeyay socdaaladiisa...

D/Hoose Ee Laascaanood oo Qiimo U Goysay Hudheeladda Cuntadda

0
Laascaanood(HP): Dawladda hoose ee degmadda Laascaanood ayaa qiimo go'an u jaan goysay hudheeladda cuntadda. Waxaana loo jaray hudheel kastaba in qiimaha ay dawladda hoose u...

Somaliland: Xeer-ilaaliyaha Guud oo Shaaciyey in loo soo Gudbiyey Dacwado ka Dhan ah Masuuliyiinta...

0
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay in aannu sharcigu ololayn in la dammiinto qofka u xidhan eedaymo musuqmaasuq + baaq uu u diray Maxkamadaha...

Somaliland oo Ku Dhawaaqday Go’aan Ka Dhan Ah Shirkadaha Fly Dubai iyo Air Arabia

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa shirkadaha duullimaadyada ee Fly Dubia iyo Air Arabia ku amartay in aanay kasoo degi karin garoomada diyaaradaha Somaliland. Somaliland...

Maalin La Xusuusan Doono Marxuum Maxamed-Rashiid M. Faarax

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Ilaahay ha u naxariistee, maanta waxay ku began tahay sannad horteed markuu marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Farax, ugu geeryooday 29 December, 2014...

Hargaysa: Kulan Lagaga Hadlayay Ka Ganacsiga Harimacadka Oo La Soo Gebagabeeyay

0
Hargaysa (HP): Munaasibad lagu soo xidhayay kulan lagaga hadlayay la dagaalanka ka ganacsiga Harimacadka ayaa xalay lagu soo gebagabeeyay magaaladda Hargaysa. Kulankaasi muddo saddex maalmood...

Ururka Qareenada Somaliland ( Solla): Waxa uu si adag u canbaareynayaa xadhiga Saxafi Maxamed...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Habeenimadii 20kii February 2017, booliska Somaliland waxa ay xidheen saxafi Maxamed Baashe X. Xasan oo ah saxafi iyo qoraa caan ah, islamarkaana hada...

Waftigii Cuslaa Ee Ka Socday Dawlada Jabuuti Oo Kormeer Ku Tagay Taliska Guud Ee...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waftigii cuslaa ee ka socday dawlada Jabuuti isla markaana socdaalka ku yimi magaalada Hargeysa ayaa maanta kormeer ku tagay taliska guud ee...

“Warqadaasi waxba kama jiraan wax rasmiyana maaha”… C/rashiid Riyo-raac

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland C/rashiid Maxamuud Riyo-raac,  ayaa shaaciyay in ay soo gebagabeeyeen qaadashadda kaadhaka codbixinta ee goboladda Sool, Saaxil iyo Sanaag. Sidoo...

Maayarka Burco Oo Wasiirka Waxbarashadda Ku Wareejiyay Saddex Dugsi iyo Baabuur

0
Burco (Hargeisa Press): Dawladda hoose ee magaaladda Burco ayaa wasiirka waxbarashadda Somaliland ku wareejiyay saddex dugsi oo ay dhiseen iyo hal baabuur oo loogu...