DAAWO: Nuxurka Kulankii maanta Dhex Maray Madaxwayne Biixi Iyo Wakiilka Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya

0
716

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa oo uu hoggaaminayo wakiilka gaar ah ee xog-hayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan dalalka Somaliland iyo  Soomaaliya, Ambassador James Swan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here