Ismaaciil Buubaa oo Waraysi Xasaasi Ah Kaga Hadlay Somalind iyo Soomaaliya, Kenya, Itoobiya &...

0
Hargeisa (Hargeisapress)- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa Waraysi Xasaasi ah kaga hadlay arrimo u dhexeeya Somalind iyo Soomaaliya, Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti iyo...

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Dugsiyo Gaar Loo Leeyahay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasaaradda waxbarashadda iyo sayniska Somaliland ayaa ruqsadihii kala noqotay qaar ka mida dugsiyadda gaarka loo leeyahay ee ku yaalla caasimadda Hargaysa. Dugsiyadaasi...

Xildhibaanada Wakiilada Ee Reer Awdal oo Ku Hanjabay Inaan Doorasho Ka Dhacayn Awdal &...

0
Hargeisa (Hargeisapress)- Xildhibaanno ka tirsan golaha Wakiillada Somaliland ee ka soo jeeda gobolka Awdal, ayaa si adag uga hadlay arrinta saamiqaybsiga kuraasta Wakiillada ee...

Xogta Dhabta ah ee Sababtay in Farmaajo uu Lumiyo Muwaadinimadiisa Maraykanka

0
Hargeysa(HargeisaPress) - Madaxweynaha Dowladda aan Iskeed Isku Maamulin ee Soomaaliya Mr. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa go’aansaday inuu ka noqdo muwaadinimadiisii dalka Maraykanka (relinquishes his...

Masuuliyiinta Shirkada Oomaar oo Iska Fogeeyay Eedo Loo Soo Jeediyay, Soona Bandhigay Dhibaatooyin Loo...

0
Hargeisa (Hargeisapress)- Masuuliyiinta shirkada Oomaar oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaaalada Hargeysa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo iyo dayn sheegasho ay...

“Golaha Wakiillada Waxaan Leeyahay, Maanta Xantii Way Rumoobaysaa Ama Way Beenoobaysaa..” Cirro

0
Hargeisa (Hargeisapress) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay in qabsoomidda doorashada Golaha Wakiilladu ku xidhan tahay siday u suurto-gasho heshiiska lagu...

Puntland oo U Dabaal-Degtay 21 Guurada Aasaaska Maamulkaasi

0
Garoowe (Hargeisapress) – Maamul goboleedka Somalia ee Puntland ayaa maanta u dabaal-degay Aasaaskii dowladd-gobolleedkaasi oo ay ka soo wareegtay mudo 21 sanno ah. Maamul Goboleedka...

Wiil Hargeysa Ka Tahriibay oo Dib Loogu Soo Celiyey Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisapress) – Cabdiqani Jamaal Mowliid oo Wiil dhallinyaro ah oo isaga iyo Dhallinyaro kale oo Soomaali laga soo celiyey Dalka Liibiya ayaa ka...

Dhalinyaradii Laga Eryay Shaqo Qaran oo Soo Bandhigay Caydamaha Musuq-maasuqii Ka Dhacay Imtixaanka

0
Hargeisa (Hargeisapress)- Afartii Dhalinyaro ee shalay laga eryay ka qayb galka Barnaamijka Shaqo Qaran oo maanta Warbaahinta kula hadley magaalada Hargeisa ayaa waxa ay...

Xukuumadda Somalia oo Ku Dhawaaqday Sedax Maalin oo Baroor Diiq Ah, Guddina U Saartay...

0
Muqdisho (Hargeisapress)- Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya aaska guddoomiyihii gobalka Banaadir,...