Masuuliyiinta Shirkada Oomaar oo Iska Fogeeyay Eedo Loo Soo Jeediyay, Soona Bandhigay Dhibaatooyin Loo Gaystay Gaadiidkooda

0
791

Hargeisa (Hargeisapress)- Masuuliyiinta shirkada Oomaar oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaalada Hargeysa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo iyo dayn sheegasho ay shirkada u soo jeediyeen  Odoyaal dhawaan ka hadlay Warbaahinta.

Sidoo kale, Masuuliyiinta Shirkada Oomaar ayaa soo bandhigay Marxaladaha ay isla soo mareen Ninka ay Odayaashani u hadlayeen iyagoona sheegay in tiraba laba jeer si badheedh ah u afduubtay gaadiid ay leedahaya shirkada Oomaar Company kaasi oo xataa laamaha Amaanka iyo Maxkamaduhuba xukun ku rideen lana cadeeyay in aanu wax dhexmaray shirkada islamarkaana aanu jirin meel uu dayn kaga sheegayna.

Wariye: Xamse Jirde

Hargeisa Press.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here