Xildhibaanada Wakiilada Ee Reer Awdal oo Ku Hanjabay Inaan Doorasho Ka Dhacayn Awdal & Selel

0
955

Hargeisa (Hargeisapress)- Xildhibaanno ka tirsan golaha Wakiillada Somaliland ee ka soo jeeda gobolka Awdal, ayaa si adag uga hadlay arrinta saamiqaybsiga kuraasta Wakiillada ee iyadoo la isla meel dhigin doorashada la rabo in la galo, waxaanay sheegeen inaanay reer Awdal ka tanaasulayn saamiga ay xaqa u leeyihiin.

Dhinaca kale, Xildhibaanadan ayaa waxa ay sheegay in aanay habayaraatee wax Doorasho ahi aanay ka dhacayn gobolada Awdal iyo Salel, Iyagoona eedaymo culus u jeediyay Madaxweyne Biixi.

Wariye: Xamsse Jirde

Hargeisa Press.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here