WHO oo Siidaysay Tilmaamaha Isticmaalka Maaskarada Kahortagga COVID-19 Kadib Muran Ka Dhashay

0
Geneva (Hargeisa Press) - Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa soo saaray tilmaamo ku saabsan adeegsiga maaskarada, iyadoo ka jawaabaysa muran ka yimid waddamada qaar...

Buuq Hadheeyay Kal-fadhiga 7aad Ee Baarlamanka Soomaaliya Markii Farmaajo Khudbad Bilaabay

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad dheer ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 7-aad ee  Baarlamanka ayaa waxa uu si...

Somaliland oo Shaacisay Dad U Dhintay Xanuunka Coronavirus

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Horumrinta Caafimadka Somaliland ayaa maanta shaacisey Kiisas cusub oo Cudurka Covid_19 ah. Wasaaradda waxay sheegtay in Dad baadhitaan lagu sameeyay...

Wariye Coldoon oo Xabsiga Laga Sii Daayay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta waxaa uu dib u helay xorryadiisa kadib markii uu xidhnaa muddo sannad ka badan. Coldoon, ayaa...

Magaalada Hargeysa oo Laga Dhigay Dibad-bax Lagaga Soo Horjeedo Dilkii George Flayd Ee Dalka...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Dhalinyaro ku nool magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa dibad-baxyo ay kaga soo horjeedaan dilka ninkii madowga ahaa ee George Flayd...

Dowladda Jabuuti oo Ka Hadashay Dibad-baxyadii Dalkeeda Ka Dhacay

0
Djibouti (Hargeisa Press) – Wasiirka arrimaha gudaha Jabuuti Muumin Axmed Shiikh oo la hadlay Golaha raadiyaha iyo television-ka Jabuuti ee RTD ayaa sheegay in...

Maamulka Gobolka Togdheer Oo Baabiiyay Dhul Deegaamaysi Cusub Laga Samaystay

0
Duruqsi (HP): Guddiga nabadgeliyadda gobolka iyo maamulka gobolka Togdheer ayaa maanta bur-buriyay dhul deegaamaysi cusub laga sameeyay oo ku yaalla degmadda Duruqsi ee gobolkaasi. Dhulkan...

Wasaaradda Beeraha Oo Ayax Buufin Ka Fulisay Hawd iyo Salaxley

0
Baligubadle (HP): Wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta hawl-gallo lagula dagaalamayo Ayax aad u fara badan ka fuliyay deegaamo ka tirsan gobolka Hawd iyo degmadda...

Fanaan Cabdi Tahliil Warsame oo Lagu Aasay Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Allah ha naxatiistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay fanaankii weynaa Cabdi Tahliil Warsame oo xalay geeriyooday kadib muddo ku...

Ciidamada Dowladda Libya oo Dib U Qabsaday Magaalo Muhiim Ah

0
TRIPOLI (Hargeisa Press) — Ciidamada dowladda caalamku aqoonsan yahay ee Libya ayaa maanta dib u qabsaday magaalada Tarhouna ee ku taalla koonfurta bari ee magaalada...