Magaalada Hargeysa oo Laga Dhigay Dibad-bax Lagaga Soo Horjeedo Dilkii George Flayd Ee Dalka...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Dhalinyaro ku nool magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa dibad-baxyo ay kaga soo horjeedaan dilka ninkii madowga ahaa ee George Flayd...

Dowladda Jabuuti oo Ka Hadashay Dibad-baxyadii Dalkeeda Ka Dhacay

0
Djibouti (Hargeisa Press) – Wasiirka arrimaha gudaha Jabuuti Muumin Axmed Shiikh oo la hadlay Golaha raadiyaha iyo television-ka Jabuuti ee RTD ayaa sheegay in...

Maamulka Gobolka Togdheer Oo Baabiiyay Dhul Deegaamaysi Cusub Laga Samaystay

0
Duruqsi (HP): Guddiga nabadgeliyadda gobolka iyo maamulka gobolka Togdheer ayaa maanta bur-buriyay dhul deegaamaysi cusub laga sameeyay oo ku yaalla degmadda Duruqsi ee gobolkaasi. Dhulkan...

Wasaaradda Beeraha Oo Ayax Buufin Ka Fulisay Hawd iyo Salaxley

0
Baligubadle (HP): Wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta hawl-gallo lagula dagaalamayo Ayax aad u fara badan ka fuliyay deegaamo ka tirsan gobolka Hawd iyo degmadda...

Fanaan Cabdi Tahliil Warsame oo Lagu Aasay Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Allah ha naxatiistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay fanaankii weynaa Cabdi Tahliil Warsame oo xalay geeriyooday kadib muddo ku...

Ciidamada Dowladda Libya oo Dib U Qabsaday Magaalo Muhiim Ah

0
TRIPOLI (Hargeisa Press) — Ciidamada dowladda caalamku aqoonsan yahay ee Libya ayaa maanta dib u qabsaday magaalada Tarhouna ee ku taalla koonfurta bari ee magaalada...

Nafis Net Work Oo Walaac Ka Muujisay Gudniinka Hablaha Oo Kor U Sii Kacaya

0
Hargaysa (HP): Daladda la dagaalanka Gudniinka Hablaha ee magaceedda loo soo gaabiyo Nafis Net Work ayaa walaac ka muujiyay in uu kor u kacay...

Mudaharaadyada Jabuuti oo Ku Sii Fiday Gobolka Cali Sabiix

0
Cali Sabiix (Hargeisa Press)- Gobolka Cali Sabiix waxaa maanta salaadda Jimcaha ka dib ka dhacay dibadbaxyo lagaga soo horjeeda xadhiga askariga gadooday ee dhawaan...

Fanaan Cabdi Tahliil Warsame oo Geeriyooday

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Alle ha u naxariistee fanaankii weynaa ee Soomaaliyeed Cabdi Tahliil Warsame ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kadib muddo uu ku...

Cali Gurey: Somaliland Nidaamkii Xisbiyada Badan iyo Doorashoyinka Waxa Fashiliyay Doorasho-diid

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) ayaa ka hadley fashilka markasta ku yimaada in Somaliland doorasho ka dhacdo. Cali Gurey ayaa sheegay...