Abiy Ahmed oo Ka Degay Dalka Jabuuti (Sawirro)

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa waxaa uu gordhawayd ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jabuuti. Abiy Ahmed ayaa waxaa uu...

Madaxweynaha Somaliland oo Hada Ka Ambabaxay Hargeysa, Kuna Wajahan Jabuuti

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa hada ka anbabaxay garoonka diyaarada magaalada Hargeysa ee Cigaal. Madaxweyne...

Maxaad Kala Socotaa Taariikhda Dheer Ee Wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya?

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya oo hakad ku jiray ayaa la filayaa in maanta dib u bilaabmaan islamarkaana madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya...

Xildhibaan Mustafe Qodax: Madaxweyne Farmaajo Wuxu Ku Jiraa Dabin Siyaasadeed, Waxayse U Eegtahay Inuu...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Mustafe Qodax oo ka tirsan xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa eedaymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Xildhibaan Qodax ayaa...

Ugaas Axmed Cabdi Askar oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxda...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ugaas Axmed Cabdi Askar oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa waxaa uu jawaab adag ka bixiyay hadalo dhowaan ka soo...

Madaxweynaha Jabuuti oo Si Rasmi Ah Uga Hadley Kulanka Berito Dhexmaraya Somaliland iyo Soomaaliya

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si rasmi ah uga hadlay kulanka la filayo inay berito dalkiisa ku yeeshaan Madaxweynaha Somaliland...

Faysal Cali Waraabe oo Ka Biyo Diiday Wada-hadalada Beri Uga Furmaya Jabuuti Dowladdaha Somaliland...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu si weyn uga soo horjeestay wadahadalada berito dalka Jabuuti...

Guddida Ka Hortaga Covid19 Ee Somaliland oo Lagu Wareejiyey Lacag Dhan $700,000 Dollar

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Gudoomiyaha Guddida ka hortaga iyo la dagaalanka cudurka Covid19, ahna Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta...

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeedhay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Ucid iyo Waddani

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta shir degdeg ah isugu yeedhay guddoomiyeyaasha labada xisbi mucaarad ee Ucid iyo...

Dab Xoogan oo Ka Kacay Kaymo Ku Yaal Waqooyiga Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dab baaxad leh ayaa waxaa uu ka kacay dooxada dhalin Waraabe oo u dhaw Af-cad oo ka tirsan deegaanka ilinta...