Wasaaradda Beeraha Oo Ayax Buufin Ka Fulisay Deegaamo Ka Tirsan Awdal
Baki (Hargeisa Press): Wasaaradda beeraha Somaliland aya maanta hawlo Ayax buufin ah ka fulisay deegaamo ka tirsan gobolka Awdal oo si xun u aafeeyay...
“Waxaan u arkaa shir guul weyn u soo hooyay shacbiga Somaliland”…
Nairobi (HP): Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa guul weyn oo Somaliland u soo hoyatay ku tilmaamay shirkii ku dhexmaray...
Golaha Abwaaniinta Oo Taageeray Guusha Somaliland Ka Soo Hooysay Shirkii Jabuuti
Hargaysa (Hargeisa Press): Mus-danbeedka golaha abwaanadda qaranka ee Somaliland ayaa soo dhaweeyay tageerana u muujiyay guusha ay Somaliland ka gaadhay shirkii Jabuuti ku dhexmaray...
“Laascaanood dhexdeedda kama ogolaanayno in qof siyaasad kale wataa uu ka hadlo”…
Laascaanood (HP): Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa si adag ugu digay faro-gelin ay gobolka Sool ka wadaan siyaasiyiin iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland iyo...
EU Oo Ka Hadlay Shirkii Jabuuti Ku Dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya
Brussels (Hargeisa Press): Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahadalkii 14kii bishan June ay dalka Jabuuti ku yeesheen Madaxweyneyaasha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya, Md. Muuse...
Hay’adda GIZ Oo Qalab Ku Wareejisay Wasaaradda Beeraha Somaliland
Hargaysa (HP): Wasaaradda beeraha Somaliland ayaa hay’adda GIZ kala wareegtay qalab kala duwan oo loogu tallo galay in uu qayb ka noqdo la dagaalanka...
Badhasaabka Sool Maayarka Laascaanood iyo Madax Dhaqameed Taageeray Khudbadii Madaxweyne Biixi Ee Shirkii Jabuuti
Laascaanood (HP): Maamulka gobolka Sool, ka degmadda Laascaanood, masuuliyiinta laamaha dawladda ee Sool iyo madax dhaqameedka ayaa si weyn u taageeray khudbadii uu madaxweynaha...
Tartan Dhinaca Baaskiilka Ah oo Markii Ugu Horeysay Lagu Qabanayo Magaalada Hargeysa
Hargeisa (Hargeisa Press)- Magaalada Hargeysa ayaa waxaa markii ugu horeysay abid ka qabsoomaya tartan dhinaca Baaskiiladaha
Tartankan baaskiilka ayaa waxaa uu noqonaya kii ugu horeeyay...
Wasiir Ku Xigeenka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo Booyad Shidaal Ku Wareejiyay Gudida...
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiir ku xigeenka wasaarada horumarinta Jidadka Somaliland Sahal Maxamed Jaamac ayaa maanta Booyada shidaal ku wareejiyay gudida gacanta ku haysa...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Cid Walba Ujeedo Istiraatiji Ah Ayay Shirka Jabuuti Ka Lahayd, Marka Laga...
Muqdisho (Hargeisa Press)- Hogaamiyaha xisbiga Wadajir ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadley wadahadaladii ay Jabuuti ku yeesheen Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur...