Golaha Abwaaniinta Oo Taageeray Guusha Somaliland Ka Soo Hooysay Shirkii Jabuuti

0
451

Hargaysa (Hargeisa Press): Mus-danbeedka golaha abwaanadda qaranka ee Somaliland ayaa soo dhaweeyay tageerana u muujiyay guusha ay Somaliland ka gaadhay shirkii Jabuuti ku dhexmaray dawladda Soomaaliya.

Xubnahan golaha abwaaniinta Somaliland oo maanta warbaahinta Hargaysa kula hadlay waxaa ka mid ahaa abwaan Cabdi Aadan Xad (Qays), abwaan Maxamed Aadan Dacar, abwaan Muuse Cali Faruur, iyo xubno kale.

Halkan ka Daawo hadaladii Abwaaniinta:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here