Tartan Dhinaca Baaskiilka Ah oo Markii Ugu Horeysay Lagu Qabanayo Magaalada Hargeysa

0
1493

Hargeisa (Hargeisa Press)- Magaalada Hargeysa ayaa waxaa markii ugu horeysay abid ka qabsoomaya tartan dhinaca Baaskiiladaha

Tartankan baaskiilka ayaa waxaa uu noqonaya kii ugu horeeyay ee lagu qabto dalka Somaliland.

Waxaa uu Tartankani magaalada Hargeysa ka bilaabmi doona bisha todobaad isagoona dhamaanaya bisha sagaalaad.

Khaalid Xaaji Aadan (Khaalid Jiilaani) oo ah qaban qaabiyaha tartankaasi baaskiilka ayaa sharaxay qaabka uu furmayo tartankaasi iyo shuruudaha ku xidhan cida ka qayb galaysa tartankaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here