Hay’adda GIZ Oo Qalab Ku Wareejisay Wasaaradda Beeraha Somaliland

0
584

Hargaysa (HP): Wasaaradda beeraha Somaliland ayaa hay’adda GIZ kala wareegtay qalab kala duwan oo loogu tallo galay in uu qayb ka noqdo la dagaalanka Ayax aad u afeeyay deegaamadda Somaliland.

Munaasibad loo sameeyay wareejinta qalabkaasi oo maanta ka qabsoontay xarunta wasaaradda beeraha ee Hargaysa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, iyo  masuuliyiin ka socday hay’adda GIZ

 

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here