Filim Cusub oo La Magac Baxay “Shil-Jacayl” oo Lagu Soo Bandhigay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland (SAWIRRO)

0
1289

Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland. Md Saleebaan Yuusuf  Cali Koore ayaa maanta daah-furey Film cusub oo la magac baxay Shil Jacayl.

Munaasibada daah-furay Filimkan oo ka qabsoontay xarunta Wasaarada Warfaafinta Somaliland, ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiirada wasaaradaha Warfaafinta, Shaqo gelinta iyo Arrimaha Qoyska, Abwaano iyo Masuuliyiin kale oo lagu soo marti qaaday.

Filimkan Shil Jacayl ayaa waxaa soo saaray waaxda Filimada ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland, ayaa ka turjumaya sidii Dhalinyarada loogu dhiiri gelin lahaa Shaqooyinka kala duwan ee Farsamooyinka.

Hoos ka daawo muuqaalka sawirada.

Hargeisa Press Desk /Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here