Somaliland: Taliska Booliska Oo Ka Warbixiyay Hawl Gallo Ay Sameeyeen

0
590

Hargaysa (HP):Taliyaha hawl gelinta ciidamadda Somaliland Maxamed Ducaale, ayaa faahfaahin ka bixiyay cadadka Qaad ay ciidamadu goboladda  iyo tiradda gaadiidka iyo dadka lagu soo qabtay.

Qaadkaasi ayaa afar iyo labaatankii saacadood ee u danbeeyay lagu soo kala qabtay goboladda iyo degmooyinka.

Daawo Taliyaha oo Ka Warbixinaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here