“Wejiyadoodaan eegayoo badh na is-xanbaar bay ahaayeen badh na waa looga”…

0
699

Burco (Hargeisa Press): Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay muranka ka taagan saamiga qaybsiga goboladda ee Kurraasta goboladda Somaliland.
Waxaanu sheegay in aan qabiil lagu salaynin qaabka loo dooranayo xildhibaanadda golaha Wakiiladda Somaliland.
Eng. Faysal, waxa uu sharci darro ku tilmaanay qaabka loo soo buuxiyo marka ay xubin ka banaanaato xildhibaanadda golaha Wakiiladda.
Geesta kale guddoomiyaha UCID waxa uu ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweynaha Soomaaliya.
Daawo: Eng. Faysal Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here