Saylici “Nin weyn buu Warraabe cunaa”…

0
454

Hargaysa (Hargeisa Press): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Saylici, ayaa shaaciyay inuu ka tanaasulay u tartamida murashaxnimadda guddoomiye xigeenka afraad ee xisbiga Kulmiye.

Waxaanu sheegay in isagoo u tudhaya qaranka iyo tafaraaruq ka dhex dhaca xisbiga Kulmiye.

Iyo gobolka uu ka soo jeedo oo ay arrinta tartankiisu saamayn ku yeelatay darteed inuu go’aansaday inuu jagadaasi uga tanaasulay wasiir Saajin, oo kursigaasi kula tartamayay.

Daawo: C/raxaam Saylici Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here