Berbera: Dhalinyaradda Shaqo Qaran Oo Tababar Loo Furay

0
542

Berbera (Hargeisa Press): Maayarka Berbera C/shakuur Cidin, ayaa maanta tababar u furay dhalinyaro loo carbinayo layli macalinnimo.
Tababarkan waxaa ka qayb qaadanaya 50 xubnood oo ka mida dufcadii labaad ee soo dhamaysatay barnaamijka shaqo qaran gaar ahaana xubnihii laga qaatay gobolka Saaxil.
Daawo: Warka Furitaanka Tababarkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here