Madax Dhaqameedka Maroodijeex Oo U Jawaabay Xubno Xamar Jooga

0
Hargaysa (HP): Qaybaha kala duwan ee madax dhaqameedka gobolka Maroodijeex ayaa canbaareeyay salaadiin ku sugan Muqdisho oo sheegtay in ay metelaan madax dhaqameedka Somaliland. Xubno...

Beesha Caalamka oo Farriin U Diray Madaxda Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Beesha Caalamku waxay muujinayaan rajo ah in mabaadi'da aasaasiga ah ee milicsiga, dulqaadka, Iscafinta iyo dib-u-heshiisiintu ay u horseedi doonaan...

Taliyaha Booliska Somaliland oo Shaaciyay In Ay Joojiyeen Mudaharaadkii Guddoomiye Cirro Ku Baaqay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Taliyaha Ciidanka Bileyska Somaliland Sareeyo Guuto, Maxamed Aadan Saqadhi ayaa sheegay in aanay gabi ahaanba aqbali doonin mudaharaad dhaca, isla...

Wejiga Labaad Dhismaha Jidka Laascaanood iyo Kalabaydh Oo La Bilaabay

0
Laascaanood (HP): Dhismaha jidka isku xidhaya magaalooyinka Laascaanood iyo Kalabaydh ee gobolka Sool ayaa maanta dib loo bilaabay, kadib markii uu muddo hakad ku...

Drs. Edna Aadan oo Ka Hadashay Muhiimadda Qabsoomidda Doorashooyinka

0
Hargaisa (Hargeisa Press)- Drs. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa ka hadashay muhiimadda ay leeyihiin in dalka laga qabto doorashooyinka goleyaasha Wakiiladda iyo Deegaanka ee Somaliland. Waxaanay...

DHAGAYSO: Cod Sir Ah oo Laga Duubay Cabdirashiid Riyo-raac

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Cabdirashiid Riyo-raac oo ah guddoomiyaha cusub ee koomiishanka doorashooyinka Somaliland ee lagu muransan yahay, ayaa waxaa laga duubay cod sir...

Shir Balaadhan oo Arrimaha Somaliland lagaga Hadlayo ayaa Galabta ka Dhici doonaa Gudaha Xarunta...

0
london, (HargeisaPress) —Aqalka Baarlamaanka ee UK ee magaalada London ayaa Galabta lagu Qaban doonaa Shir aad u balaadhan oo ay ka soo Qaybgali doonaan...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tabobar Usoo Xidhay Dufcaddii 29-aad Ee Ka Qalin-Jabisay Dugsiga Tababarka...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa tababar usoo xidhay dufcaddii 29-aad ee katirsan ciidamada Booliska oo ka qalin-jabisay dugsiga...
Wasiir Saleebaan Cali Koore

Wasiir Koore oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Leedahay Nabadgelyadu

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koorre, ayaa xildhibaanada goleyaasha degaanka ku adkeeyay illaalinta nabadgelyada iyo in qofkastaba  xil...

Madax Dhaqameedka Oromadda iyo Golaha Dhaqanka Somaliland Oo Heshiis Kala Saxeexday

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madax dhaqameed ka socday qawmiyadda Oromiya ee dalka Itoobiya oo maalmahanba booqasho ku joogay Somaliland ayaa war ka soo saaray  safarkooda...