Drs. Edna Aadan oo Ka Hadashay Muhiimadda Qabsoomidda Doorashooyinka

0
1051

Hargaisa (Hargeisa Press)- Drs. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa ka hadashay muhiimadda ay leeyihiin in dalka laga qabto doorashooyinka goleyaasha Wakiiladda iyo Deegaanka ee Somaliland.

Waxaanay sheegtay in qabsoomidda doorashooyinku wax badan u soo kordhinayaan hanaanka dimoqraadiyadda Somaliland.

Edna Adan oo maanta warbaahinta la hadashay ayaa ku boorisay shacabka reer Somaliland in ay sidii ay doorashooyinka soo socda uga qayb qaataan sidii kuwii hore dalka uga qabsoomay.

LEAVE A REPLY