Wasaaradda Ciyaaraha Oo Shaacisay Tartanka Kooxaha Caasimadda

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland ayaa maanta shaacisay in ay dhawaan qabanayaan tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee degmooyinka  caasimadda Hargaysa. Tartan ciyaareedkaasi ayaa...

Somaliland: Xildhibaanno Ka Soo Hor Jeestay Xeer Ay Maanta Ansixiyeen

0
Hargaysa (HP): Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka soo hor jeestay xeerka Aaga cashuuraha ka caagan oo ay saaka ansixiyeen golahaasi. Xeerkaasi oo...

Xoghayihii Guud Ee Xisbiga UCID Oo Is Casilay

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Xoghayihii guud ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID  Axmed Xirsi Ducaale, ayaa maanta shaaciyay inuu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbigaasi...

Qiimayn Lagu Sameeyay Ka Faa’iidaysiga D/Hoose Ee Mashruuca JPLG

0
Hargaysa (HP): Qiimayn lagu sameeyay sida ay degmooyinka dalku uga faa'iidaysteen mashruuca JPLG-ga ayaa maanta lagu soo bandhigay magaaladda Hargaysa. Kulanka qiimayntaasi lagu soo bandhigayay...

Wershadda Kala Saarista Qashinka Hargaysa Oo La Dhagax Dhigay

0
Hargaysa (HP): Waxaa markii u horaysay la dhagax dhigay Wershad loogu tallo galay in ay kala sifayso qashinka caasimadda Hargaysa. Noocyadda kala gedisan ee qashinka...

Badhasaabka Sool Oo Bulshadda U Diray Baaq Ku Aadan Diiwaangelinta

0
Laascaanood (HP): Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland ayaa ugu baaqay bulshadda gobolkaasi in ay u diyaar garoobaan diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Iyadoo la filayo in diiwaan gelinta...

Gabiley: Qurbe Joog Qalab iyo Dirays Gaadhsiiyay Dugsi Waxbarasho

0
Gabiley (HP): Xubno qurbe joogta reer Gabiley ah ayaa maanta qalab iyo dirays gaadhsiiyay dugsi waxbarasho kuu ku yaalla deegaanka Idhanka Deerayahanka oo ka...

Wasiirka Beeraha Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Hogaanka Cusub Ee SOLJA

0
Hargeisa (Hargeisa Press): Wasiirka beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa munaasibad qado sharaf ah u sameeyay hogaanka cusub ee ururka SOLJA ee dhawaan la...

Somaliland: Wasaarad Shaqo Abuur U Samaysay 25 Qoys

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa shaqo abuur u samaysay 25 qoys, taasoo qayb ka ah mashruuca shaqo abuurka qaranka...

Sool: Isuduwaha Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray MCH Laga Yagoorri

0
Yagoori (HP): Isuduwaha wasaaradda caafimaadka Somaliland ee gobolka Sool Dr. Maxamuud Khaliif Faarax, ayaa manta xadhiga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgeliyay deegaanka...