Xoghayihii Guud Ee Xisbiga UCID Oo Is Casilay

0
499

Hargaysa (Hargeisa Press): Xoghayihii guud ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID  Axmed Xirsi Ducaale, ayaa maanta shaaciyay inuu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbigaasi uu ka hayay.

Sababta keentay inuu iska casilo xilkii uu hayay ayuu xoghayihii hore ee UCID ku tilmaamay khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo guddoomiyaha xisbigaasi Eng. Faysal Cali Waraabe.

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here