Somaliland: Xildhibaanno Ka Soo Hor Jeestay Xeer Ay Maanta Ansixiyeen

0
1107

Hargaysa (HP): Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka soo hor jeestay xeerka Aaga cashuuraha ka caagan oo ay saaka ansixiyeen golahaasi.

Xeerkaasi oo muddooyinkanba doodiisa ku guddo jireen goluhu ayay xildhibaanadda ka soo hor jeestay ku sababeeyeen in aan la soo marinin sifihii sharciga ahaa, isla markaana aan dood iyo falan qayn dheer laga yeelan.

Waxaanay sheegeen in iyadoo maanta loo balan Sanaa in la sii waddo doodiisa guddi iyo khubarro soo naaqishtana loo diray, ay ka war heleen in shir guddoonku soo jeediyay in la ansixiyo.

Mudaneyaashaasi ayaa ku tilmaamay in sababta ded degaasi keentay ay tahay in wasiirka maaliyadu uu dabadd aka riixayo.

 

Daawo: Warkaasi:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here