Wershadda Kala Saarista Qashinka Hargaysa Oo La Dhagax Dhigay

0
571

Hargaysa (HP): Waxaa markii u horaysay la dhagax dhigay Wershad loogu tallo galay in ay kala sifayso qashinka caasimadda Hargaysa.
Noocyadda kala gedisan ee qashinka laga ururiyo caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa la geeyaa meel ka fogayn magaaladda.
Halkaasoo marka uu muddo yaalo ee uu buux dhaafo shaqinkaasi, isla goobtaasi lagu gubo.
Wershadan la dhagax dhigay ee kala sifaynta qashinka waxaa dhagax dhigay maayarka Hargaysa C/raxmaan Soltelco.
Taasoo lagu kala sifayn doono noocyadda qashinka, isla markaana loo kala saari doono Adke iyo Darreere.

Hargeisa Presa.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here