Markab Xoolo Ka Qaaday Berbera oo Hadana Dib Ugu Soo Celiyay isla Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press)- Markab laba habeen ka hor xoolo nool ka qaaday dekadda magaaladda Berbera ayaa isla xalay dib ugu soo celiyay xoolihii uu...

Wefti Ka Socda Dalka Jarmalka oo Booqasho Ku Tegay Magaalada Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press)- Wefti ka socday dalka Jarmalka oo uu hoggaaminayay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka cimiladda Somaliland Maxamed C/laahi Ducaale, ayaa...

Madaxweynaha Somaliland oo Kormeeray Ciidamada Heeganka Ugu Jira Sugida Amniga

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa kormeer ku soo maray ciidamada kala duwan ee heeganka ugu jira sugida...

“Han Siyaasadeed Waan Leeyahay Wakhtigeeda ayaan la Sugayaa.”Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Han kiisa Siyaasadeed...

Daawo Muuqaal: Jaamacadaha Golis & Djibouti oo Heshiisyo Galay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha jaamacada Golis ayaa maanta ka warbixiyey socdaalkii ay dhowaan ku tageen dalka jabuuti, Shahaadadii ay Gudoonsiiyeen Madaxweynaha Jabuuti iyo Heshiisyadii...
Dekeda Berbera

Warbixin Isbarbar-dhig Ku Samaysay Dekedaha Berbera iyo Muqdisho

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Is barbar-dhig lagu sameeyay dakadaha Berbera iyo Muqdisho oo ay sameeyeen khubaro caalami ahi, ayaa lagu ogaaday in Dekedda Berberi ay...

“Qaadka & Xashiishaddu Waa Waxyaabaha La Doonayo In Mustaqbalka Dalkan Lagula Wareego…” Sheekh Aadan-Siiro

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Khatarta uu leeyahay Carrabka Bani-aadamku haddaan la xakaymin...

Guddida Bilicda Hargeysa iyo Masuuliyiinta Dawladda Hoose Oo Soo Dhaweeyay Warshadda Dhismaha Waddooyinka Oo...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Dawladda hoose ee Hargeysa ayaa keentay wajiga labaad ee qalabka lagu dhisayo waddooyinka oo ah warshad isku qasaysa Daamurka iyo Jayga,...

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Shaaciyay Saacadaha Shaqo Ee Bisha Ramadaan.

0
Hargaysa (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda  Mudane farxaan aadan habe ayaa   Shaaciyay Saacadaha Shaqo Ee Bisha Ramadaan ay shaqayn doonaan shaqaalaha dawladu HALKANKA DAAWO MUUQAALKA...

UCID oo Hawlgallo Taageero Raadin ah ka bilaabay Awdal & Hanashada Wejiyo Cusub oo...

0
BOORAMA, (HargeisaPress) — Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa hawlgal taageero raadin ah ka bilaabay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, waxaana hawlgalkaas uu...