Daawo Muuqaal: Jaamacadaha Golis & Djibouti oo Heshiisyo Galay

0
1068

Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha jaamacada Golis ayaa maanta ka warbixiyey socdaalkii ay dhowaan ku tageen dalka jabuuti, Shahaadadii ay Gudoonsiiyeen Madaxweynaha Jabuuti iyo Heshiisyadii Jaamacadiisa dhexmaray Jaamacadda jabuuti.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here