Masar oo Ku Hawlan Sidii Ay Itoobiya Uga Xanibi Lahayd Isticmaalka Dekedaha Somaliland, Jabuuti...
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dagaalka siyaasadeed ee ka dhexeeya Itoobiya iyo Masar isla-markaana Salka ku haya biyo-xidheenka Itoobiya ka dul-dhistay Webiga Niil, ayaa Maalinba...
Xisbiga Kulmiye Oo Casho-sharaf Ku Maamuusay Murrashaxiintiisa Afar Gobol
Burco (HP): Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa casho-sharaf ku maamuusay murrashixiinta xisbiga ku meteli doonta doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee gobollada Togdheer,...
D/Hoose Ee Laascaanood Oo Fulinaysa Olole Madaafadeed
Laascaanood (HP): Maayarka magaaladda Laascaanood C/casiis Xuseen Taarwale, ayaa maanta soo kormeeray ololaha nadiifinta oo ka socda suuqyadda magaaladaasi.
Ololahaasi nadiifinta ah ayay dawladda hoose...
Tiro-koob Lagu Samaynayo Ciidamadda Asluubta Somaliland
Hargaysa (Hargeisa Press): Waxaa maanta magaaladda Hargaysa laga bilaabay diiwaan gelin lagu samaynayo dhamaanba ciidamadda Asluubta ee Somaliland.
Tiro-koobkaasi oo ka kooban laba qaybood ayaa...
Cabdiraxmaan Caynte oo Tilmaamay Inay Somaliland Ka Jirto Dimuqraadiyad Naadir Ka Ah Geeska Afrika
Muqdisho (Hargeisa Press) – Wasiirkii hore ee Qorsheynta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte, ayaa majeertay dimuqraadiyadda iyo Horumarka ay Somaliland ku tisqaaday.
Cabdiraxmaan Caynte...
Shirkadda Sagal Jet Oo Soo Bandhigtay Addeegyo Cusub
Hargaysa (HP): Shirkadda daabacaadda casriga ah ee Sagaljet ayaa soo bandhigtay adeegyo cusub oo loogu tallo galay murashaxiinta u tartamaya doorashooyinka.
Sidaasina waxaa lagu shaaciyay...
Somaliland oo Lagu Amaanay Doorashooyinka Ay U Jihaysatay
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dalka Somaliland ayaa u jihaysatay dhinaca doorashooyinka, waxana ay 31-ka Bisha May ee sannadkan ka qabsoomaya doorashooyinkii u horreeyay ee...
Ciidanka Dab-Demiska Burco Oo Bad-baadiyay Ilmo Yar
Burco (Hargeisa Press):Ciidanka Dab-demiska ee magaaladda Burco ayaa la sheegay in ay xalay soo bad-baadiyeen Ilmo yar oo Suuli ama Musqul ku dhacay.
Ilmahaasi yar...
Soomaaliya oo Markale Eedayn U Jeedisay Waddamada Kenya iyo Jabuuti
Muqdisho (Hargeisa Press) – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmana Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa uu markale eedayn u jeediyay...
Madaxweyne Biixi oo Kulan La Qaatay Guddida Doorashooyinka
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland, kulankaas oo diiradda lagu...