Tiro-koob Lagu Samaynayo Ciidamadda Asluubta Somaliland

0
644

Hargaysa (Hargeisa Press): Waxaa maanta magaaladda Hargaysa laga bilaabay diiwaan gelin lagu samaynayo dhamaanba ciidamadda Asluubta ee Somaliland.

Tiro-koobkaasi  oo ka kooban laba qaybood ayaa loo samayn doonaa dhamaanba ciidamadda Asluubta ee Somaliland.

Taasoo kala ah in marka hore askari kastaba loo samaynayo kaadhka dhalashadda iyo mid kaloo ay ku yaalaan sawirka askariga iyo derejadiisa.

Diiwaangelintaasi waxaa fulinaysa shirkad gaar loo leeyahay oo magaceedda la yidhaahdo Sahal Tech, taasoo diiwaangelintani ku tilmaantay mid casri ah.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here