Shirkadda Sagal Jet Oo Soo Bandhigtay Addeegyo Cusub

0
579

Hargaysa (HP): Shirkadda daabacaadda casriga ah ee Sagaljet ayaa soo bandhigtay adeegyo cusub oo loogu tallo galay murashaxiinta u tartamaya doorashooyinka.
Sidaasina waxaa lagu shaaciyay munaasibad lagu shaacinayay adeegyadan cusub ee ay soo kordhisay Sagaljet oo lagu qabtay magaaladda Hargaysa.

DAAWO: Warkaasi:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here