Gabiley: Khasaare Ka Dhashay Guri Dab Qabsaday

0
Gabiley (HP): Dab ka kacay guri ku yaalla magaaladda Gabiley ayaa dhaliyay khasaare dhibaato nafeed iyo khasaare hantiyeed. Gurigaasi uu dabku qabsaday ayaa gebi ahaanba...

Raysal Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Dagaaladdii Ka Dhacay Muqdisho

0
Muqdisho (HP): Raysal wasaaraaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka hadlay dagaaladii xalay ilaa shalay ka dhacay magaaladda Muqdisho. Waxaanu sheegay inuu aad...

Daawo: Beeralayda Awdal Oo Soo Bandhigay Khudaar Noocyo Fara Badan ah

0
Baki (HP): Qaar ka mida beeralayda gobolka Awdal ayaa soo bandhigay noocyo fara badan oo kala duwan  oo khudaar ah oo ka soo go’ay...

Turkish Airlines Oo Duulimaadyo Toosa Ka Bilaabaysa Somaliland

0
Istanbul (Hargeisa Press): Shirkadda diyaarradaha ee Turkish Airlines ayaa shaacisay in ay duulimaadyo cusub ka bilaabayso caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Waxaanay Hargaysa ka mid noqonaysaa...

Xudun: Badhasaabka Sool Oo Soo Kormeeray Deegaanka Dhabar-dalool

0
Xudun (HP): Wefti uu hogaaminayay badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa gaadhay deegaanka Dhabar-dalool ee degmadda Xudun. Halkaasoo todobaadkii hore...

Madaxweyne ku-xigeenka Oo Ka Qayb-galay Kulanka Dawladaha Hoose

0
Hargaysa (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylci) ayaa ka qayb-galay kulan ay dawladaha hoose ee dalka iyo qaar ka mida wasaaraduhu ku...
Joe Biden and Recep Tayyip Erdogan

Biden oo Xasuuq U Aqqoonsaday Dil Ay Cusmaaniyiintu Ka Gaysteen Armenia

0
Washington (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtida maanta ah xasuuq u aqqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii Dagaalkii Koowaad ee Adduunka ay...
Masar iyo Itoobiya

Masar oo Ku Hawlan Sidii Ay Itoobiya Uga Xanibi Lahayd Isticmaalka Dekedaha Somaliland, Jabuuti...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dagaalka siyaasadeed ee ka dhexeeya Itoobiya iyo Masar isla-markaana Salka ku haya biyo-xidheenka Itoobiya ka dul-dhistay Webiga Niil, ayaa Maalinba...

Xisbiga Kulmiye Oo Casho-sharaf Ku Maamuusay Murrashaxiintiisa Afar Gobol

0
Burco (HP): Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa casho-sharaf ku maamuusay murrashixiinta xisbiga ku meteli doonta doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee gobollada Togdheer,...

D/Hoose Ee Laascaanood Oo Fulinaysa Olole Madaafadeed

0
Laascaanood (HP): Maayarka magaaladda Laascaanood C/casiis Xuseen Taarwale, ayaa maanta soo kormeeray ololaha nadiifinta oo ka socda suuqyadda magaaladaasi. Ololahaasi nadiifinta ah ayay dawladda hoose...