Xisbiyada Mucaaradka oo Shaaciyay Inay Sigaar Ah Ugu Dabaal-degayaan 18 May

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI, ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay si gaar ah ugu dabaal dagi...

12 Qof Oo Ku Dhintay Qarax Maanta Ka Dhacay Muqdisho

0
Muqdisho (HargeisaPress)-12 qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 16 kale-na way ku dhaawacmeen qarax xoogan oo maanta duhurnimadii ka dhacay inta u dhaxaysa...

Xisbiga Waddani Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Sameeyey Siyaasi Axmed Like Iyo Taageerayaal...

0
Hargeysa, (HargeisaPress — Munaasibad balaadhan oo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani uu ku soo dhaweynaayey siyaasi Axmed Xasan Cali (Like), Haween, Dhalinyaro iyo taageerayaal...

London: Mu’alifka Barnaamijka Kubbad Ii Iibi Oo Abaalmarino Guddoonsiiyay Masuuliyiin

0
London (Hargeisa Press.com): Waxaa xalay magaaladda London ee dalka boqortooyadda Ingiriiska lagu qabtay  xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo kulmisay badi hal-doorka...
Iran And Saudi Arabia

Saudi Arabia iyo Iran oo Yeeshay Wada-hadallo Toos Ah

0
Baghdad (Hargeisa Press) – Saraakiil sare oo ka kala socda dalalka boqortooyada Sacuudiga iyo Iran ayaa wada-hadallo toos ah yeeshay iyagoo isku dayaya in...

“Waa In Qiimaha Maceeshada La Jebiyaa”…Xildhibaan Maxamed-weli

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xildhibaan Maxamed-weli Warsame Cali, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay maceeshada qaaliga ah iyo qiimaha sarifka ee...

Dhaqaale Loo La’yahay Wax Ka Qabashada Fatahaadaha Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press) - Hay'adda gargaarka bani'aadamnimada ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dhaqaale yarida sii socoto ay caqabad ku tahay wax u qabashada...

Khilaaf Xoogan Oo La Sheegay Inuu Ka Dhex Qarxay Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Warar xog ogaal ah oo nasoo gaadhaya ayaa waxa uu sheegayaa in khilaaf xoogan oo muddo huursanaa uu ka dhex qarxay wasiirka...

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Shaaciyay Saacadaha Shaqo Ee Bisha Ramadaan.

0
Hargaysa (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda  Mudane farxaan aadan habe ayaa   Shaaciyay Saacadaha Shaqo Ee Bisha Ramadaan ay shaqayn doonaan shaqaalaha dawladu HALKANKA DAAWO MUUQAALKA...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Baabuur Ambulance ah Ku Wareejisay Gobolka Daadmadheedh

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta baabuur kuwa gar gaarka deg deg ah ku wareejisay isku-duwaha wasaaradda caafimaadka ee gobolka Daadmadheedh. Waxaana baabuurkaasi isku-duwaha...