“Dadkiinan is laynaya waxaan idin leeyahay dalka nabadgeliyadiisa halaga shaqeeyo”…

0
Xudun (HP): Maayarkii hore ee degmadda Xudun oo ka tirsan gobolka Sool haatana ah xildhibaan ka mida golaha deegaanka degmadda Xudun, ayaa ka hadlay...

“Caafimaadku waa xilka ugu qaalisan ee ugu qiimaha badan”…

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha qaranka iyo arrimaha dastuurka ee jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa sheegay in mihnadda caafimaadku ay tahay...

Maayarka Boorama Oo Casho Sharaf U Sameeyay Dhalinyaraddii Shaqo Qaran

0
Boorama (HP): Maayarka magaaladda Boorama Maxamed Axmed Warsame, ayaa xalay casho sharaf u sameeyay dufcadii saddexaad ee  ka midka ahayd dhalinyaradii shaqo qaran ee ...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Daawooyin Ku Wareejisay Cusbitaaladda Burco iyo Hargaysa

0
Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa maanta Daawooyin iyo qalab kaloo caafimaad ku wareejiyay cusbitaaladda magaalooyinka Hargaysa...

Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland oo Ku Baaqday In La Sii Daayo Dad Loo Xidhay...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xarunta xuquuqal insaanka Somaliland, ayaa ka codsatay xukuumadda Somaliland inay sii deyso 42 qof oo 26-kii bishii Juun lagu xidhay...
faysal-cali-waraabe-oo-fariin-u-diray-xasan-sheekh-weerar-afka-ahna-ku-qaaday-farmaajo

Faysal Cali Waraabe Muxuu Ka Yidhi Xildhibaanadii Heshiiska La Galay Xisbiga Kulmiye?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha xibsiga mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay heshiiskii ay shalay Xildhibaano ka tirsan xisbigiisu...

Xukuumadda Somaliland oo Xayiraadii Ka Qaaday Diyaarada Air Arabia

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay maanta xayiraadii ka qaaday diyaarada Air Arabia oo ay hore xayiraad ugu soo rogtay. Shirkada Air...

Madaxweyne Biixi oo Warqad Qoraal Ah U Diray Joe Biden

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa warqad qoraal ah u diray Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden, isagoo qoraalkiisa ugu faahfaahiyey...
Xildhibaan Cabdinaasir Qodax

Xildhibaan Qodax oo Ku Gacan Saydhay Xilka Qaadista Xisbiga UCID Ku Sameeyay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax), ayaa waxaa uu ku gacan saydhay xilka qaadista uu xisbiga UCID maanta ku sameeyay. Xildhibaan Cabdinaasir...
Wasiirka Warfaafinta Dowlad Deegaanka Soomaalida, Cali Badal Muxumed

Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Shaacisay Dagaal Ka Dhan Ah TPLF

0
Jigjiga (Hargeisa Press) – Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ku biiraan dagaalka ka dhanka ah kooxda TPLF...