Maxay Taalibaan Ku Sheegeen Shirkii Jaraa’id Ee Ay Maanta Qabteen?
Kabul (Hargeisa Press) – Taalibaan, ayaa maanta Kabul ku qabatay shirkeedii jaraa’id ee ugu horreeyey tan iyo markii ay la wareegeen gacan ku haynta...
Taiwan oo U Debaaldegtay Sannad-guurada Markii Ay Somaliland Ka Samaysatay Xafiis Diblomaasiyadeed
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xafiiska dowladda Taiwan ee Somaliland, ayaa maanta u debaaldegay sannad-guuradii ugu horreysay tan iyo markii ay Taiwan xafiis diblomaasiyadeed ka...
Golaha Wakiiladda oo Ansixiyay Ajandaha kal-fadhiga 1aad
Hargeysa (HP): Mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta ansixiyay ajandaha kalfadhigoodda koowaad.
Fadhiga maanta oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golahaasi ayaa xildhibaanadu waxay cod gacan...
Kulan Nairobi Ku Dhexmaray Wefdi Ka Socda Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyo Midowga Yurub
Nairobi (Hargeisa Press) – Wefdi ballaadhan oo ka socda Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaraddaasi Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa...
“Diyaaraddo ay inaga joojin karaan Soomaaliya ma jirto”…
Hargeysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay dawladda federaalka Soomaaliya awood u lahayn in ay maamusho Hawadda Somaliland ama in ay diyaaradaha Somaliland...
Taliyaha Booliska Oo Tababar U Furay Saraakiil
Mandheera (HP): Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland ayaa maanta tababar uga furay ciidamo kala duwan kuliyadda tababarka ciidamadda ee Mandheera.
Tababarkaasi oo. ah layli sarkaal oo...
“Waxba kama jiraan dhaliilaha laga sheegay mashruuca tayaynta calafka xoolaha”…
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda xanaanadda xoolaha iyo kalluumaysiga ee Somaliland ayaa beeniyay dhaliilo loo jeediyay mashruuca tayaynta calafka xoolaha.
Gaar ahaana mashruuca taranta xoolaha iyo...
Xildhibaan Qodax oo Xaflad U Qabtay Taageereyaashii Soo Doortay
Hargeysa (HP): Xildhibaan C/naasir Yuusuf Qodax, oo ka mida mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa xaflad mahad naq ah u sameeyay taageereyaashiisii xiligii ololaha.
Xildhibaan Qodax,...
Saylici oo Ka Qayb Galay Xuska Furitaanka Safaaradda Taiwan
Hargeysa (HP): Waxaa maanta xarunta safaaradda dawladda Taiwan ay ku leedahay magaaladda Hargaysa lagu qabtay munaasibad loogu dabala degayay bilawga xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan.
Waxaana...
Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Sheekh Maxamed Ismaaciil
Hargeysa (Hargeisa Press) – Ciidamada amaanka Somaliland, ayaa xabsiga dhigay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil oo ah Sheekh caan ka ah gudaha Somaliland iyo deegaanada...