Xildhibaano G.Wakiiladda U Gudbiyay Mooshin Ka Dhan ah Haayadda Caymiska Qaranka
Hargaysa (HP): Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland ayaa golahaasi u soo gudbiyay mooshin la xidhiidha hab-raaca xil gudashadda haayadda Caymiska iyo fulinta go’aamadda...
Somaliland: Xeerka Daryeelka Carruurta Oo Loo Soo Gudbiyay Golaha Wakiiladda
Hargaysa (HP): Xildhibaanadda golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta loo soo gudbiyay xeerka daryeelka carruurta oo ay soo diyaarisay wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda somaliland.
Fadhiga...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Oo Furay Kulan Lagu Dejinayo Qorshaha Wasaaradda
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland Sheikh C/rasaaq Xuseen Albaani, oo uu wehelinayay agaasimaha guud ayaa maanta kulan la yeeshay dhamaanba agaasime...
Addeeg Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Cusbitaalka Guud Ee Laascaanood
Laascaanood (HP): Cusbitaalka guud ee magaaladda Laascaanood ayaa lagu soo kordhiyay addeeg cusub oo ah qaybta hagaajinta, sifaynta, cusboonaysiinta iyo gelinta Ilkaha, kaasoo ay...
Somaliland: Guddoomiyaha Haayadda Dhawrista Tayadda Oo Kormeeray Dekadda Berbera
Berbera (HP): Guddoomiyaha haayadda dhawrista tayadda badeecaha ee Somaliland ayaa maanta kormeeray shaybaadhka dekadda magaaladda Berbera.
Sidoo kale guddoomiyuhu kormeeray markab weyn oo ku soo...
“Xabadda Caasha-badhida ahi Wanankeena waaweyn ayay la qiime tahay”…
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay tiradda rasmiga ah ee xayawaanka Xamaarratadda ee loo...
Somaliland Oo ka Digay Barnaamijka Is-dhex Galka Dhalinyarradda Ee Ay Soomaaliya Waddo
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa ka digay barnaamijka loo yaqaano is-dhex galka dhalinyaradda gaar ahaana kuwa somaliland iyo Soomaaliya ee ay...
Shirkadda Air Arabia Oo Dib u Bilawday Duulimaadyadeedii Hargaysa
Hargayaa (HP): Garoonka diyaaradaha Cigaal Air port waxa soo gaadhay Diyaaradda Air arabia oo maanta si rasmi ah dulimaadkeedi uga bilaabaysa Somaliland.
Duulimaadkan maanta ee...
SONSAF Oo Soo Bandhigtay Daraasa Lagu Sameeyay Doorashooyinka Somaliland
Hargaysa (HP): Dalladda ay ku midaysan yihiin ururadda aan dawliga ahayn ee Somaliland SONSAF ayaa soo bandhigtay daraasad lagu sameeyay doorashooyinkii dalka ka qabsoomay...
Somaliland: Wasaarada Deegaanka oo Qabatay Kulan lagaga Arrinsanayo ugaadhsiga Harimacadka
Hargaysa (HP): Waxaa saaka ka furmey hutel Ambasadoor ee magaaladda Hargaysa tababar ku saabsan la dagaalanka ugaadhsiga iyo ka Ganacsiga Duur-joogta gaar ahaan Xayawaanka...