SONSAF Oo Soo Bandhigtay Daraasa Lagu Sameeyay Doorashooyinka Somaliland

0
377

Hargaysa (HP): Dalladda ay ku midaysan yihiin ururadda aan dawliga ahayn ee Somaliland SONSAF ayaa soo bandhigtay daraasad lagu sameeyay doorashooyinkii dalka ka qabsoomay badhtamihii sanadkan.

Daraasadaasi oo lagu sheegay mid hor dhac ayaa looga dan leeyahay in lagu qiimeeyo doorashooyinkii isku sidkanaa ee dalka ka qabsoomay 31-kii bishii May ee sanadkani.

 

DAAWO: WARKAASI:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here