Wasiirka Horumarinta Beeraha Oo Weheliyo Wasiirka Gaadiidka oo Kulamo la qaatay Beeralayda Degmada Laasgeel...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wefti uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed, kuna wehelinayeen wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta jidadka Cabdilaahi Abokor ayaa socdaal...

Guddigga Qaban-qaabada Munaasibadda 18-ka May Oo Bulshada Baaq U Diray, Xisbiga WADDANI-na...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddida qaban-qaabada munaasibadda heer qaran ee 18-ka May, ayaa mar kale faah-faahin dheeraad ah ka bixiyey halka ay hawluhu u marayaan, abaabulka ay...

Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Furtay Kulan Lagu Dajinayo Siyaasada Jaamacadaha Dalka + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Kulan Balaadhan oo lagu dajinayo siyaasada lagu hagayo jaamacadaha Somaliland ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa kaasi oo ay ka soo qayb galeen Agaasimaha...

Warsaxaafadeed Xafiiska Telefishanka qaranka Somaliland Xaruntiisa LONDON UK.

0
London,(HargeisaPress) —Marka hore Hanbalyo dhamaan shacbka somaliland munaasibada xuska 18may maalinta qaranimda Somaliland hanbalyo iyo boogadin kabacdi,waxaa duba habeyn iyo isbedal balaadhan wasaaradu ku...

Shirkadda Dahabshiil Oo Macmiisheeda Ugu Bushaaraysay Abaal Marintii Ugu Qaalisanayd + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Shirkadda Dahabshiil Group ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 02.May.2018 waxa ay macaamiisheeda usoo bandhigtay Barnaamijka Muraadso oo ka Macaash oo ah abaalmarinihii...

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Qandaraaska Qaranka + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Fadhigii Saaka ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu shir guddoominayay Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa waxa ay mudaneyaashu...

Xildhibaano Ka Hadlay Khilaafka Ku Salaysan Ganacsiga Beeyada Ee Gobolka Sanaag

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiye ku xigeenka Guddida Joogta ah ee Wakiilada Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale iyo Guddoomiyaha Guddida Deegaanka iyo Khayraadka Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane),...

Maayarka iyo Golaha Deegaanka Magaalada Bristol Oo Si Weyn Usoo Dhaweeyey Siyaasi Cali Maxamed...

0
Bristol,(HargeisaPress) —Siyaasiga Ruugcadaaga ah ee Cali Maxamed Warancade oo maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa dalka UK ayaa maanta waxa soo dhawayn balaadhan u sameeyey...

Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Oo Soo Xidhay Shirweyne Dhidibbada Loogu Taagay Qorshe-Hawleedyo Sanadle Ah Oo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Agaasimaha guud ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bile, ayaa soo xidhay shir muddo saddex maalmood ah u socday waaxaha kala duwan...

Xarunta SAHAN Oo La Gaadhsiiyey 560 Kiish Oo Raashin Ah Iyo 18 Bundadood Oo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Xarunta lagu daweeyo Dadka Qaba Xanuunnada Dhimirka ee SAHAN ee Galbeedka Magaalada Hargeysa ku wareejiyey...