Xukuumadda Somaliland Oo War Murtiyeed Ka Soo Saartay Dagaalka Tukeraq

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka somaliland ayaa ka hadlay xaaladii dagaal ugu dambeysay ee gobalka iyo guusha ay gaadheen ciidamadda qaranka. HALKAN HOOSE KA...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dadweynaha Burco Kala Qayb Galay Xuska 18-ka May Iyo...

0
Burco, (HargeisaPress) —Wafti uu Hoggaaminayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayeen Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr. Xasan...

Gobolka Gabiley Iyo Sidii Looga Xusay 18ka May

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Wasiiro Ka Qayb-Galay Xuska 18ka May Gabiley Iyo Sidii Looga Xusay 18ka May. https://youtu.be/7MtA7NKKGVQ

Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Faah Faahiyey Dagaalada Ka Socda Tukaraq

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha guud ee ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani Oo Faah Faahiyey Dagaalada Ka Socda Tukaraq. https://youtu.be/DgMtOqj3c2c

Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Xuska Sannad Guuradda 27aad Ee 18 May 2018

0
“Cadowgayagana waxa aanu u sheegaynaa maanta gacanna waxa aanu ku haynaynaa difaaca dalka, gacanna waxa aanu ugu dabbaal degaynaa qaran-nimadayada Somaliland” Madaxweyne Muuse Biixi Bismillaahi...

Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Daahfurey BILE CARWASH & COFFE SHOP Oo Lagu Qabtay Magaalada...

0
HARGEISA — Munaasibad balaadhan oo casho ah ayaa xadhiga lagaga jaray Hotel Cusub oo ku soo biiray Hotel-lada Casriga ah ee magaalada Hargeysa oo...

Madaxweynaha Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyey Munaasibadda 18-Ka May Sidoo Kalena Farriin U...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaanba shacabweynaha reer Somaliland ku hambalyeeyey  sanad-guurada 27-aad ee  kasoo wareegtay dib-ula soo noqoshadii xorriyadda...

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Fasax Ay Helayaan Shaqaalaha Dawladu + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed ayaa ku dhawaaqay fasax ay heli doonaan shaqaalaha dawladu. Gudoomiye Sharmaarke oo la hadlay warbaahinta...