Cirro Oo Siilaanyo Ku Eedeeyay Dambi Ah Khiyaamo Qaran, Madaxweyne Biixina Ugu Baaqay Inuu...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa madaxweynihii hore Mr. Siilaanyo ku eedeeyay inuu galay khiyaamo qaran, waxaanu madaxweynaha talada haya Muuse...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Kormeeray Xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Khudbad Muhiim ahna Jeediyey + SAWIRRO

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo oo kedis ah maanta ku tegay xarunta wasaaradda waxbarashada, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland...
video

Daawo: Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Oo Maamulka Gobolka Gabiley Ku Wareejiyay Saacado Qodaalka Beeraha...

Gabiley,(HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland oo maalmihii u dambeeyey waday safaro dhiirigalin iyo u kuur noqosho dhanka wax soo saarka dalka ah...
video

DAAWO: Wasiirka Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Oo Xilka U Kala Wareejiyey Agaasimaha Cusub...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda Shaqalaysiinta iyo Arimaha Qoyska Hinda Jaamac Xirsi Gaani, ayaa Maanta Xilka u kala wareejiyey Agaasimihii hore ee Wasaaradda Sahra Maxamed Xuseen...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Maalinta Dhiraynta Somaliland, Looguna...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo loo sameeyey maalinta dhiraynta Somaliland oo ku beegan maanta oo...

Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo Go’aan Ka Gaadhay Dacwado Lagu Soo Oogay Naciima Qorane Oo...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Naciima Qorane oo ah Gabadh baraha bulshada wax ku qorta oo ay ciidamada Booliska Somaliland dhawaan xidheen ayaa maanta maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ay...
video

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Shaqaalaha Farta Ugu Fiiqay Cida Ay Cabashadooda U Soo...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha Haay’adda shaqaalaha dawlada somaliland Mudane Sharmaake Axmed Muxumed Geelle Ayaa Shaqaalaha Dawladda Ugu Fiiqay Cida Ay Cabashadooda U Soo Bandhigi Karaan inay...

Waxqabadka Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Waa Himilo Guul-horaanteed ah!!! W/Q Ismaacil Xasan Daahir

Aniga oo ah Ismaaciil Xasan Daahir (Xuxaale) Waxan qalinka u qaatay iyadoo aanan ujeeddoo ii gaar ah iyo dan gaar ahaaneed ka lahayn Waxqabadka...

Uur Cadde Oo Ganafka Ku Dhuftay Go’aankiii Ka Soo Baxay Gudida Fulinta Xisbiga Waddani

Hargeysa,(HargeisaPress) —Maxamed Cabdilaahi Uur Cadde oo ay shalay gudida fullinta ee xisbiga W  ADDANI Shir ay isugu yimaadeen xilkii iyo xubinimadii xisbigaasiba banaanka kaga...

Qodobada Ugu Waaweyn Ee Diiwaanka U Galay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi 120kii Maalmood Ee...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Xukuumadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo shaqadeeda bilowday 13-kii December 2017, ayaa shaacisay waxqabadka u qabsoomay muddadii 120ka maalmood ee...

Latest News