Muqur-maalka ka hawlgalayey dhismaha cusub ee Dekedda Berbera oo Shaqo-joojin sameeyay

0
717

Berbera,(HargeisaPress) –Qaar ka mid ah Shaqaalaha Muqur maalka ah ee ka hawl geli jiray dhismaha cusub ee Dekeda Berbera ay ka wado shirkada Dp World, ayaa maanta sameeyay shaqo joojin.

Shaqaalahan ayaa shaqo joojin tooda ku sababeeya kadib markii ay sheegeen in lacagihii yoomiyaha ahaa iyo qaybo ay sheegeen in mushaharaad lagu siin jiray ay dhexda u galeen shirkado iyaga heshiis gooni ah la galay.

Dhinaca kale, Isuduwaha Wasaarada Shaqo Gelinta Somaliland ee gobolka Saaxil ayaa wax laga waydiiyay cabashada Shaqaalahan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKA

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY