Wasiirka Daakhiliga Somaliland oo Cannaan iyo Digniin Isugu Daray Xoghayeyaasha Dawlaha Hoose ee Degmooyinka...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancadde, ayaa Xoghayeyaasha Dawladaha hoose ee dalka ku dhalliilay in habacsanaan weyni ka muuqato...
Somaliland: Madaxweyne xigeenka Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Arday Ka Qalin Jabisay Hope University + SAWIRRO
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno ka mid ah Golaha wasiirada ayaa maanta ka qayb galay...
Daawo Muuqaal: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Server-ka diwaan galinta Madaniga...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mud. Cali Maxamed Warancadde ayaa maanta booqday Xarunta uu yaalo Server-ka diwaan galinta madeniga ah, Cali Maxamed...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay In Qaddiyada Somailand Ay Dhiiri Galinayaan Wadamo Yurub Ah Oo...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caddeeyey in dhaqdhaqaaqyada xornimo-doonka ah ee ka curtay dalal qaaradda Yurub ka mid ah ay...
Dawladda Ingiriiska oo Dabada ka Riixaysa Sharci Taageerayaasha u Suurto-gelinaya Aayo ka Tashiga Kooxohooda
HargeisaPress — Dawladda Ingiriiska, ayaa dabada ka riixaysa sharci taageerayaasha kooxaha kala duwan ee horyaalka u ogolaanaya inay door weyn ku yeeshaan go’aan ka...
Akhriste ma Ogtahay in aanay Real Madrid Weligeed Ciyaar Rasmi ah ka Badin Liverpool
HargeisaPress — Real Madrid, ayaa Arbacada u duulaysa Ingiriiska halkaasoo ay kula ciyaari doonto Liverpool kulan ka tirsan Champions League, iyadoo rabta inay markii...
Somaliland: Muwaaddin Raadinaya Baabuurkiisii oo Laga Xaday iyo Falalka Xatooyada baabuurta oo muddooyinkii u...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Muwaaddin magaciisu yahay Yuusuf Cabdillaahi Kaariye, ayaa sheegay inuu ilaa hadda la’yahay baabuur uu lahaa oo laga xaday barxada hore ee...
Xukumadda Somaliland Oo Sharaxday Sababta Aanay Uga Qayb Galayn Shirka Norway Ee Lagu Casuumay
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xukuumada Somaliland ayaa marka kale ku celisay in aanay ka qayb galayn shir ka dhacaaya Magaalada Copen-hagen ee Dalka Denmark oo...
Daawo Muuqaal: Abwaan Xasan Dahir Weedhsame Oo Wacdaro Ka Muujiyey Somali Week Fastival Ee...
LONDON, (HargeisaPress) — Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame oo kamid ah Suugaan-yahanno tiro badan oo Somali Week Festival ka qayb galaya ayaa wacdaro...
Somaliland: Siilaanyo oo Dacaayad ku Tilmaamay in uu ka Tanaasulay Musharaxnimadiisii + SAWIRRO
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa beeniyey warar sheegaya inuu ka tanaasulay inuu isa soo sharaxayo doorashadda dambe ee madaxweyneimo oo...