Daawo Muuqaal: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Server-ka diwaan galinta Madaniga Ah

0
906

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mud. Cali Maxamed Warancadde ayaa maanta booqday Xarunta uu yaalo Server-ka diwaan galinta madeniga ah, Cali Maxamed Waran-cadde ayaa si aad ah ugu nuuxnuuxsaday qiimaha uu yeelan doono Kaadhka diwaangalintu.

Halkan Ka Daawo

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here